Ciidamada amniga oo howlgallo Nabadgelyada lagu xoojinayo ka sameeyay Beladweyne “SAWIRRO”
Ciidamada ammaanka ayaa howlgallo amni xaqiijin ah ka bilaabay xaafadaha kala duwan ee degmada Beladweyne iyo deegaannada ku xeeran magaalada ...
Ciidamada ammaanka ayaa howlgallo amni xaqiijin ah ka bilaabay xaafadaha kala duwan ee degmada Beladweyne iyo deegaannada ku xeeran magaalada ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu Hoggaaminayo ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho ee ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ka qeybgalay xuska 10-sano Guurada ...
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-Guddoomiyay Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada Puntland. Shirka Golaha ...
Waxaa haatan magaalada Muqdisho ka soconaya munaasabad ballaaran oo lagu xusayo toban sana guuradii kasoo wareegatay xiriirka qotoda dheer ee ...
Ciidamada xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Ciidanka Daraawiishta Galmudug oo is kaashanaya ayaa hawglo culus oo looga sifaynayo Argagixisada Al-shabaab ka ...
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Dowlad Gobaleedka Jubbaland Mudane Xuseen Xirsi Axmed ayaa maanta safar saacado kooban qaatay ...
Wasaaradda Caafimaadka dowlad Goboleedka Galmudug ayaa magaala madaxda Galmudug ka daahfurtay tababar lagu horumarinayay Shaqaalaha Caafimaadka ee ka shaqeeya xarumaha ...
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 136 xaalado cusub ...
Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya ayaa kulan dhiriigelin ah u sameysay beeraley iyo ganacsato ku guuleysatay tijabooyin ay ku sameeyeyn ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho