Munaasabad loo qabtay dufcadii ugu horeysay ee ka qalinjabisa Dugsiga Sare ee Xudur “Sawirro”
Dufcadii ugu horeysay ee dugsiga sare ah ee ka qalinjabisa dugsiga saree e Xudur ayaa waxaa xaflad qalin jabin iyo ...
Dufcadii ugu horeysay ee dugsiga sare ah ee ka qalinjabisa dugsiga saree e Xudur ayaa waxaa xaflad qalin jabin iyo ...
Ciidamada Booliska Gobalka Bari ayaa howlgal amniga lagu sugayo ka sameeyay Xaafadaha magaalada Boosaaso ee caasimadda Ganacsiga Gobalka Bari , ...
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 70 xaalado cusub ...
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Koonfur Galbeed ayaa daah furey kulan ku saabsan wadatashiga Waxbarashada iyo diyaarinta qorshaha istaraatiijiyadda Waxbarashada. Mudane ...
Dhagayso Barnaamijka u Fiirso Fankaaga oo lagu waraysanayo Fanaan Cumar Dhuule Cali. Waxaana Barnaamijkan oo uu daadihinayo Wariye Idiris Xasan ...
Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho ku qabatay kulan ku saabsan howlgalinta Hey’adda adeegyada Baaritaanka iyo ...
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda, Arimaha Garsoorka ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Xasan Ibraahim Xasan oo dhowaan la wareegay xafiiska ...
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal Maxamed Xasan Cirro ayaa ka qayb galay Aaska Guddoomiyihii Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka Marxuum Cabdullaahi ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galay munaasabad lagu daah-furayey Guddiga Madaxa Bannaan ee La ...
Wafdi uu hogaminayo Madaxweyne kuxigeenka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar Dabageed qeybna ay ka ahaayeen Xilibaano Katirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Madaxweynihi ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho