Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka oo ka hadlay doorashada Golaha Shacabka
Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal Mudane Maxamed Xasan Cirro oo wareysi gaar ah siiyay Radio Muqdisho ayaa sheegay in ...
Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal Mudane Maxamed Xasan Cirro oo wareysi gaar ah siiyay Radio Muqdisho ayaa sheegay in ...
The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, H.E. Mr. Mohamed Abdirizak Mohamud, received on Tuesday the members of the ...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa maanta oo Talaado ah qaabilay xubnaha Golaha Nabadda iyo ...
Lataliyaha koowaad Safaaradda Soomaaliya ee dalka Jabuuti mudane Jabriil Afyare ayaa kulan la qaatay madaxa xafiiska Qaramada Midoobay ee dalka ...
Dhageystayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada oo ka mid ah Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka ...
Guddoomiyaha Gudiga Doorashoyinka Heer Federaal Mudane Maxamed Xasan Maxamed (Cirro) iyo xubno katirsan Guddiga layaa kulan la qaatay madaxda Golaha ...
Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kulan gaar ah la qaatay guddi ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa faray Guddiyada Doorashada Heer Federaal iyo Heer Dowlad-goboleed in ay ...
Ugu yaraan 26 carruur ah ayaa ku geeriyootay iskuul ku yaala Koonfurta Dalka Niger kadib markii uu dab qabsaday iskuulka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho