Guddiga Doorashooyinka Soomaaliya oo bogaadiyay hannaankii ay u dhacday doorashadii lagu qabtay Dhuusamareeb
Gudiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa soo dhaweeyay hanaankii ay u dhacday doorashadii xubnaha Aqalka Sare ee Galmudug maanta ka ...















