Dawladda Federaalka iyo Dawlad goboleedyada oo xoojinaya iskaashiga dhammeystirka Diiwaanka mideysan “SAWIRRO”
Shir wadatashi ah ayaa maanta uga furmay Muqdisho , Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Wasaaradaha Shaqada ...
















