Guddiga wasaaradaha ee u xilsaaran kasoo talo bixinta iyo isla go’aaminta arrimaha kheyraadka ayaa si wadajir ah u ansixiyay heshiis ...
Taliye Ku-xiggeenka Ururka 84aad, guutada 14-ka Oktoobar ee Xoogga dalka Soomaaliyeed Labo Xidigle Calli Mahdi Cabdi ayaa shacabka Janaale kula ...
Dhageystayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada oo ka mid ah Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka ...
Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga Hirshabeelle Cabdisalaan Cabdullaahi Angoola oo la hadley Radio Muqdisho ayaa sheegey in hay’adaha gargaarka aysan weli ka ...
Munaasabad ka dhacday magaalada Baydhabo ee Dawlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa Sabtida maanta 6 bisha November, 2021 waxaa lagu daahfuray ...
Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye "QoorQoor" ayaa caawa cafis u fidiyay Dhamme: Nuurdeeq Cali Cabdi Faarax oo ...
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Duraan Axmed Faarax ayaa safar shaqo ku tagay magaalada Gaalkacyo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho