Ciidamada Xoogga dalka oo howlgallo ka sameeyay Shabeellaha Hoose
Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska DANAB, ayaa waxay howlgallo qorsheysan ka sameeyeen deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha ...
Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska DANAB, ayaa waxay howlgallo qorsheysan ka sameeyeen deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha ...
Abaar sababtay Macluul baahsan ayaa laga soo warinayaa Deegaanno badan oo ka tirsan Gobolka Mudug. Dadka ku nool inta badan ...
Safiirka Soomaaliya ee Qaahira ahna wakiilka joogtada ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Mudane Ilyaas Sheekh Cumar ayaa maanta kulan la ...
Guddoomiye ku-xigeenka Degmada Gaalkacyo Eng Maxamed Cabdi Cilmi ayaa soo xiray tartanka kubadda Cagta Deegaannada Hoosyimaada magaalada Gaalkacyo. Tartanka oo ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta la qadeeyay oo wakhti la qaatay Ciidamada Madaxtooyada Puntland. Madaxweynaha ...
Guddoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Cabdiraxmaan Cali Diiriye (Isxal) ayaa Maalmahaan ku howllan sidii loo damin lahaa xiisadda colaadeed ee ka ...
Dowladda Niger ayaa ku dhaawaqday in dalka uu galayo labo maalin oo baroor ah oo loo samaynayo 69 qof oo ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa guriga uu ka deganyahy magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho