Mareykanka oo muwaadiniintiisa iyo shaqaalaha u shaqeeya ka daad gureynaya Ethiopia
War-saxaafadeed ka soo baxay Safaaradda Mareykanka ee Ethiopia ayaa lagu sheegay in si tabarucaad ah loo qaadayo muwaadiniintooda iyo qaar ...
War-saxaafadeed ka soo baxay Safaaradda Mareykanka ee Ethiopia ayaa lagu sheegay in si tabarucaad ah loo qaadayo muwaadiniintooda iyo qaar ...
Wasaaradda Arrimaha dibadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku amartay ku xigeenka wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Simon Mulongo in muddo ...
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirada Puntland oo toddobaadkan lagu ansixiyay Miisaaniyadda Puntland ee sanadkan ...
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa tababar u soo xiray Gabdho ka tirsan Ciidanka Haramcad ee ...
Madaxweyne kuxigeenka koobaad ee Dowlad Jubbaland ahna kusimaha Madaxweynaha Mudane Maxamuud Sayid Aadan oo shir guddoomiyey kulanka toddobaadlaha ah ee ...
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galaya munaasabad tababar loogu soo xirayo gabdho ka tirsan ciidanka ...
Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni ayaa hogaamiyeyaasha bariga Afrika ugu baaqay in 16 bishan November ay isugu yimaadaan shir looga ...
Agaasimaha guud ee wasaaradda batroolka iyo macdanta ee xukumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xaashi Cabdi (Carabeey) oo waregysi gaar ah siiyay ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho