Laftagareen oo Xil ka Qaadis ku Sameyey Xubno ka tirsan Gollaha Wasiirada maamulka Koofur Galbeed
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xil ka Qaadis ku Sameyey Xubno ka tirsan Gollaha ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xil ka Qaadis ku Sameyey Xubno ka tirsan Gollaha ...
Hoggaamiyaha kooxda Xizbullah ee dalka Lubnaan Sheekh Hassan Nasrallah ayaa Sabtidii sheegay in kooxdiisa ay dooratay inay duqeymaha Israel uga ...
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , waxay ku wargelinaysaa dhammaan Shaqaalaha Hay’adaha Dawladda iyo kuwa gaarka ah ...
Ra’isul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble Sida ay lawada socdaan bulshada Soomaaliyeed, Dalku waxa uu ku jiraa marxalad adag oo ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalka Kenya Raychelle ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay Guddiga Xaqiijinta Qoondada haweenka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Ra’iisul ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada Magaalada Baydhabo kulan kula qaatay guddiyada shaqaalaha ...
Kulankaan oo socon doona mudo laba maalmood ah ayaa dahfurkiisa waxa ka soo qeyb galay Wasiir kuxigeenka caafimaadka Koonfur galbeed ...
Munaasabad kooban oo ay xilka kukala wareegayaan taliyihii hore ee saldhiga degmada Jowhar iyo taliyaha cusub ee dhawaan la soo ...
Maamulka degmada Gaalkacyo ee Galmudug oo tan iyo markii horaantii sanadkaan la doortay waday dadaallo wax looga qabanayo bur burka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho