Ra’iisal wasaaraha XFS oo Wasiirka amniga uga tacsiyeeyay geerida Hooyadii Xabiiba Cariif Weydow
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka tacsiyeeyey Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka geeridii ku timid Hooyadii ...
















