Maamulka Caabudwaaq oo booqday qoosas reer guuraa ah oo hayaan ku yimid deeegaanka “SAWIRRO”
Maamulka Degmada Caabudwaaq oo ay wehliyaan Cullimaa'udiin, Odayaasha dhaqanka , Haweenka Degmada iyo Masuuliyiin kale ayaa Deegaano hoos yimaada Degmada ...















