Ra’iisul Wasaare Rooble oo Aaladda fogaan arragga kula shiray Madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa shir guddoomiyay shir ay aaladda fogaan aragga ku yeesheen ...
















