Guddiga gargaarka Guriceel ee uu soo magacaabay Madaxweynaha Galmudug oo soo gaaray Guriceel “SAWIRRO”
Guddigaan uu hogaaminayay Wasiirka gargaarka Galmudug ayaa ka kooban Wasiirada Maaliyadda, Gargaarka, Caafimaadka, Waxbarashada, Qorshaynta, Haweenka iyo Wasiiru dowlayaasha Arrimaha ...
















