Wasiirka Arrimaha Dibadda oo kala hadlay Wafdi ka socday Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika waajibaadka AMISOM “SAWIRRO”
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa maanta oo Talaado ah qaabilay xubnaha Golaha Nabadda iyo ...
















