Wasiirka Arrimaha Dibadda oo kala hadlay Safiirka Kenya ee Soomaaliya xoojinta iskaashiga laba dhinaclaha
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa maanta oo Isniin ah ku qaabilay Muqdisho Safiirka Jamhuuriyadda ...
















