Madaxweyne Deni oo qaabilay xubno ka socda Guddiga Doorashooyinka ee Heer Federaal “SAWIRRO”
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ee Garoowe ku qaabilay xubno ka socda Guddiga ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ee Garoowe ku qaabilay xubno ka socda Guddiga ...
Booliska magaalada New Delhi ee dalka India ayaa gacanta ku dhigey nin Soomaali ah oo loo haysto inuu diley wiil ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka tacsiyeeyey Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka geeridii ku timid Hooyadii ...
Guddiga Xallinta Khilaafaaadka Doorashada Dadban (GXKHDD) ee 2020/2021, asagoo fulinaya Heshiiskii 17 Septembar 2020, Habraacii 1-da October ee lagu dhisay ...
(Radio Muqdisho):- Dageystayaasheena ku xiran Website-ka www.radiomuqdisho.so waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka Sahanka Raadiyaha. Halkaan hoose ka dhageyso
(Radio Muqdisho):- Dageystayaasheena ku xiran Website-ka www.radiomuqdisho.so waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka Faaqidaada Wararka. Halkaan hoose ka dhageyso
Wasiir dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Axmed Mire Faafaale ayaa booqosho ku tagay Isbitaalka Gaalkacyo ee Galmudug halkaasoo ay jiifaan Bukaano ...
(Radio Muqdisho):- Dageystayaasheena ku xiran Website-ka www.radiomuqdisho.so waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Warka Subax ee Idaacadda. Halkaan hoose ka dhageyso
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagreen ayaa kulan la qaatay saraakiisha Ciidanka Xooga dalka qeybta 60aad ...
Shuruudaha & Tixraaca Wasaaradda: Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Buslahada Waaxda: Maamulka & Maaliyadda Jagada: Agaasimaha Maamulka iyo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho