Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Saxiixay Qorshaha Hormarinta DGKGS 2021-2025 “SAWIRRO”
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Saxiixay Qorshaha Hormarinta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya 2021-2025 ...
















