Wasiirka Hawlaha Guud oo kulan laqaatay ku-simaha Maareeyaha Wakaaladda Dhismaha Qaranka “SAWIRRO”
Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Aadan Macalin (Somali) ayaa maanta kulan lagu dar-dar ...















