Agaasimaha Guud ee Wasaradda Arimaha Gudaha oo kulan la qatay madaxa Hay’adda FCA Soomaaliya ‘SAWIRRO’
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saciid Cabdullaahi Calasow ayaa maanta Xafiiskiisa kulan ...
















