Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha bulshada XFS oo gaaray Magaalada Baydhabo
Waxaa Maanta Magaalada Baydhabo ee Xarunta Kumeel gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed gaaray wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Shaqada iyo ...
Waxaa Maanta Magaalada Baydhabo ee Xarunta Kumeel gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed gaaray wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Shaqada iyo ...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeye Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa sheegay in Booliska Somalia ay bilaabeen qorsho looga hortagayo ...
Safiirka Soomaaliya ee Masar ahna wakiilka joogtada ee Jaamacadda Carabta Mudane Ilyaas Sheekh Cumar ayaa kulan la qaatay mas’uuliyiin ka ...
Dhageystayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada oo ka mid ah Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa shir gudoomiyay shirka golaha Wasiirada Galmudug oo maanta ka dhacay Aqalka ...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud oo wareysi siiyey Radio Muqdisho ayaa faahfaahin ka bixiyey sababta dalka looga ...
XAYAYSIIN BOOSAS BANNAAN Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka waxay ogeysiineysaa Aqoonyahanada Soomaaliyeed in Ururka Xakamaynta Ayaxa lama-degaanka ee Bariga Afrika (DLCO-EA) ...
24-kii saac ee la soo dhaafay ayaa dagaalo xoogan iyo duqeymo ka dhacay magaalada Marib lagu dilay 115 ka tirsan ...
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres oo ka hadlay walaaca ku saabsan xaaladda deg degga ah ee dalka Itoobiya. ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho