Ciidamada ammaanka oo maleeshiyaadka Al-Shabaab kala wareegay deegaanno hoostaga magaalada B/weyn
Ciidamada amaanka ee ka howlgallo gobalka Hiiraan, ayaa kooxda Nabad diidka ee Al-shabaab kala wareegay deegaanno dhaca galbeed magaalada Baladweyne ...
















