Guddiga xallinta Khilaafaadka oo war ka soo saaray doorashada golaha shacabka ee gobollada waqooyi
Guddiga Xallinta Khilaafaaadka Doorashada Dadban (GXKHDD) ee 2020/2021, asagoo fulinaya Heshiiskii 17 Septembar 2020, Habraacii 1-da October ee lagu dhisay ...
















