Mahdi Guuleed “Dhammaan Go’aanada Maxkamadda waxay ku waafaqday Doodii Soomaaliya”
Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa Maxkamadda Caddaaladda Aduunka ka sheegay in ay guul ku ...
Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa Maxkamadda Caddaaladda Aduunka ka sheegay in ay guul ku ...
Maxkamadda Caalmiga ah ee ICJ ayaa go'aan ka gaartay kiiskii dacwadda badda ee u dhaxeeyay Soomaaliya iyo Kenya, ayada oo ...
Maamulka Degmada Hodan iyo Holwadaag. ee Gobalka Banaadir oo kaashanaya Qeybta Booliska waliyow Cade ayaa Maanta waxa ay howlgal lagu ...
Waxaa Magaalada Hagua ee dalka Holand ka socota dhageysiga Go’aanka Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ee dacwadda Baddeena ee Kenya nagu heesato. ...
Ku-simaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay wafdi ka socda Wasaaraddaha ...
Ku-simaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta qaabilay Wafdi Wasiiro ah oo ka socda maamul ...
Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay tababar ku saabsan; ilaalinta xuquuqda carruurta, ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galay munaasabadda salaanta calanka si loo weyneeyo Maalinta asaaska ...
Madaxda Maamul Goboleedyadda Dalka ayaa ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeyay 67-sanno guurada ka soo wareegtay maalintii la sameeyey calankeenna oo ahayd ...
Guddiga Doorashada Galmudug oo uu hogaaminayo Gudoomiye Mohamed Dahir Guled iyo Guddiga FEIT oo uu metelayey Cabdicasiis Cabdirahman ayaa la ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho