Xubno ka tirsan Guddiga Doorashada Heer Federaal oo la kulmay Guddiga doorashada Jubbaland
Xubno ka mid ah Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal oo ku sugan magaalada Kismaayo ee xarunta Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa ...
Xubno ka mid ah Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal oo ku sugan magaalada Kismaayo ee xarunta Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa ...
Wasaaradda Horumarinta Haweenka iyo Arrimaha Qoyska Puntlnad oo kaashanaysa Wasaaradaha Caafimaadka iyo Caddaalada ayaa maanta lagu soo gabagabeeyey shirka u ...
Shirka Wadatashiga Siyaasadda Qaran ee Qurba joogta Hirshabeelle ayaa maanta ka furmay magaalada Jowhar ee Caasimada Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle Kulanka ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kulan la qatay Madaxda ugu sareyso ...
Agaasimaha guud ee Wasaaradda warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdullaahi Xayir Ducaalle ayaa soo xiray tababar maalmahaan u socday ...
Xubno ka mid ah Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa maanta gaaray xarunta Gobolka Bari ee Boosaaso. Xubnaha Guddigan ayaa ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xariga ka jaray Xarunta Taliska Ciidanka ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan la qaatey wakiilo ka socday Beesha Caalamka ...
Ciidamo ka tirsan Ururka 49 aad Guutada 10aad Qeybta 43aad ee Ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed ayaa saakay howlgallo qorsheysan waxa ...
Munaasabad ay soo agaasimeen maamulka Degmada Galkaacyo isla markaana lagu caleema saarayey hogaanka cusub ee ururka haweenka degmada Gaalkacyo ayaa ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho