Wasaaradda Waxbarashada oo ku dhawaaqday natiijada Imtixaanka Sanadka dugsiyeedka 2020-2021, soona saartay amaro cusub
Wasaaradda Waxbarshadda, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday Natiijada Imtixaanka Sanad Dugsiyeedka 2020-2021, waxaana ka qeyb ...
















