Tartanka kubbadda Gacanta Degmooyinka iyo Deegaannada Gobolka Banaadir oo si hamsami leh u socda “SAWIRRO”
Cayaartooyda Degmada Shangaani ayaa 21-20 uga badiuay dhigooda Degmada Waaberi, kulan ka tirsan tartanka kubbadda Gacanta Degmooyinka iyo Deegaannada Gobolka ...
















