Ra’iisul Wasaare Rooble oo kormeeray Dekadda Kismaayo “SAWIRRO”
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kormeer shaqo ku tagey dekedda Kismaayo ayaa sheegay in dowladda ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kormeer shaqo ku tagey dekedda Kismaayo ayaa sheegay in dowladda ...
Hay’adda Muslim Aid UK xafiiskeeda Soomaaliya ayaa horaanta todobaadkan Degmada Afgooye ka bilawday qeybinta gar gaar loogu talagalay dadka danyarta ...
Ra’iisul Wasaraha xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo Wafdi uu hoggaminayo ayaa gaaray Magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel ...
Qaraar qabyo ah oo ka soo baxay Dowladda Tunisiya oo ka tirsan Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay ayaa ugu baaqaya ...
Hay’dda caafimaadka adduunka ee WHO ayaa uga digtay dowladaha caalamka in ay fududeeyaan xayiraadihii saarnaa Covid19, iyaga oo sheegay in ...
Jeneraal Tsadkan Gebretensae, oo ah hoggaanka Militiriga ee TPLF, ayaa ku dhawaaqay in ay diyaar u yahiin dhaqaqn galinta xabbadjoojin ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane, Maxamed Xuseen Rooble, ayaa lagu wadaa inuu maanta safar ugu baxo magaalada Kismaayo ee ...
Wasiirka Warfaafinta Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Shire Falagle ayaa sheegay in ciidamada Daraawiishta Galmudug oo kaashanaya ciidamada xoogga dalka ay ...
Wasiirka Gadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Duraan Axmed Faarax ayaa ka warbixiyay shir uu uga qeyb-galay ...
Doorashada Guddoonka Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka oo ay ku tartamayeen musharixiin gaarayay illaa Afar oo qaarkood xilal ka soo qabtay ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho