Madaxweynaha K/galbeed oo amray in la dardar geliyo howlgalada ka dhanka ah argagixisada+Sawirro
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagreen ayaa kulan la qaatay saraakiisha Ciidanka Xooga dalka qeybta 60aad ...
















