Wasiirka Qorsheynta Qaranka oo shahaadooyin guddoonsiiyay howlwadeenno tababar loo soo xiray “SAWIRRO”
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa maanta guddoonsiiyay sarakiisha dhiirigelinta maalgashiga ...
















