Madaxweyne Farmaajo oo ubaxa dhigay Taalada halgameyaashii SYL +Sawirro
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maamusaya Xuska Maalinta Xorriyadda iyo Midnimada ee 1-da Luulyo ayaa ubax ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maamusaya Xuska Maalinta Xorriyadda iyo Midnimada ee 1-da Luulyo ayaa ubax ...
War qoraal ah, oo ka soo baxay xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Atony Blinken ayaa loogu hambaleeyay shacabka iyo dowladda Soomaaliya ...
Munaasabad balaaran, oo loogu dabaaldagay xuska kowda Luulyo oo ah maalinta xoriyadda iyo midnimada dalka ayaa lagu qabtay Tiyaatarka Qaranka ...
Amiirka dowladda Qatar Sheekh Tamiim Bin Xamad al-Thaani ayaa munaasabadda kowda Luulyo awgeed dhambaal hambalyo ah u soo direy madaxweynaha ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa calan-saaray Madaxtooyada Qaranka, si loo maamuuso Maalinta Xorriyadda iyo Midnimada ee ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay 61 sano guurada Xorriyadda dalkeenna ee ...
Madaxda Safaaradda Soomaaliya ee dalka Pakistan waxa ay ummadda Soomaaliyeed meel walba oo ay dunida ka joogaan gaar ahaan muwaadiniinta ...
Munaasabado lagu weyneynayo xuska 1-da Luulyo oo ku beeagn 61- guuradii ka soo wareegtay markii Gobollada Koonfureed ay xornimada ka ...
Taliska booliska Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in howlgallo burcad sifeyn ah oo ay ciidanka booliska ka sameeyeen qaar ka ...
https://agosomalia.so/so/xayeysiin-fursado-shaqo-xafiiska-xeer-ilaaliyaha-guud-ee-qaranka/

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho