R/Wasaare Rooble oo u hambalyo u diray 6-da Senotar ee maanta loo doortay Afisyooni
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa u hambalyeey lixda Sanoter Aqalka Sare ee doorashadooda Maanta ka ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa u hambalyeey lixda Sanoter Aqalka Sare ee doorashadooda Maanta ka ...
Layla Axmed Ismaaciil, ayaa ku guuleysatay xubinnimada Golaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ka dib markii uu u tanaasulay ...
Wasirka Warfaafinta Soomaaliya Prof Cismaan Abokor Dubbe ayaa ku guuleystay kursia Afaraad ee xubnaha Senatarada Aqalka Sare ee Barlamaanka Federaalka ...
Guddoomiye Kuxigeenka Maamulka Gobolka Banaadir ee dhanka Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta Marwo Basma Caamir Axmed (Jakeeti) iyo Guddoomiyaha Maxkamada Racfaanka ...
Prof Cabdi Ismaaciil Samatar, ayaa loo doortay Senator ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Doorasho adag oo ...
Guddoomiye Kuxigeenka Arrimaha Bulshada Maamulka Gobolka Banaadir Mrwo Basma Caamir Axmed (Jakeeti), Guddoomiyaha Isboortiga G/Banaadir Xasan Aadan Yabarow (Wiish), Agaasimeyaal, ...
Inta la xaqiijiyay 24 maxbuus ayaa ku dhintay xabsi ku yaalla dalka Ecuador, kadib markii uu gacan ka hadal dhax ...
Iyada oo ay wali teendhada Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho ka socota doorashada xubnaha Aqalka Sare ee gobolada Waqooyi, ayaa goordhaw ...
The Somaliland’s state upper house senate election which is undergoing today in the Somali capital Mogadishu, on Wednesday 13 senator ...
Kuuriyada Waqooyi ayaa sheegtay in maalinimadii shalay lagu guuleystay tijaabinta gantaal cusub oo nuuciisu yahay kuwa sida xowliga ah ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho