Wasiiradda Arrimaha Dibedda dalalka Iran iyo Shiinaha oo ka wada hadlay heshiiska Nuclearka Iran
Wasiirka arrimaha dibedda Iran Hossein Amirabdollahian ayaa wada hadal la yeeshay dhiggiisa Shiinaha Wang Yi wada hadalka ayaa ku saabsan ...
Wasiirka arrimaha dibedda Iran Hossein Amirabdollahian ayaa wada hadal la yeeshay dhiggiisa Shiinaha Wang Yi wada hadalka ayaa ku saabsan ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa munaasabad soo dhaweyn ah u qabtay Ergadii Soomaaliya ee Kiiskii ...
Faarax Cabdullaahi Calasow “Faaraxey” iyo Maxamed Abshir Maxamed “Camey” ayaa markii ugu horraysan ka soo Muuqday Camerada Carwa Kaah Electronic ...
Horjooge sare oo ka tirsanaa kooxda nabadiidka Al-shabab ayaa isku soo dhiibey ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Ururka 260aad Guutada 9aad ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa qasriga Madaxtooyada magaalada Baydhabo ku qaabilay Guddiga ku-meel gaarka ...
Munaasabad loogu mahad celinayo wefdigii Soomaaliya ku matalayay dacwaddii baddeenna uuna goobjoog ka yahay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane ...
Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Goboleedka Puntland ayaa maanta degmada Garowe ka bilwday Olalaha Tallaalka dabeysha oo socon doona 16th ilaa 20 ...
Waxaa maanta ka furmay xafiiska Maktabadda Qaranka Soomaaliyeed tababar ku aaddan hawl-gelinta Maktabadda Qaranka. Tababarka ayaa lagu baran doonaa aqoonta ...
Wasiir Dowlaha ahna Ku-simaha Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Galmudug Mudane Axmed Xasan Cali (Axmed-dheere) ayaa tababar u ...
Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya ayaa Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu xusayey Maalinta Cunnada Adduunka iyo Maalinta Beeraleyda Soomaaliyeed Mas’uuliyiinta ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho