Madaxweynaha Tanzania oo warqadaha danjirannimo ka Guddoomay Safiirka cusub ee Soomaliya
Marwo Danjire Sahra Cali Xasan, ayaa waxa ay warqadaheeda aqoonsiga danjirannimo ee Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania ku wareejisay Madaxweynaha dalkaasi ...
Marwo Danjire Sahra Cali Xasan, ayaa waxa ay warqadaheeda aqoonsiga danjirannimo ee Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania ku wareejisay Madaxweynaha dalkaasi ...
Horjooge katirsanaa kooxda Argagixisada Al-shabaab ayaa Maanta isu soo dhiibay laamaha Amniga hirshabeele,ee ka howlgala Magaalada jowhar. Horjoogahaan ayaa lagu ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo xafiiskiisa ku qaabilay taliyaha ciidammada lugta Uganda Gen.Muhorzi Kainerugaba oo ...
Wasaaradda haweenka Galmudug oo odayaasha dhaqanka ugu qabatay aqoon isweydaarsi looga hadlayay xaqiijinta Qoondada haweenka. Aqoon isweedaarsigaan oo ay soo ...
Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Gobalaeedka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan, ayaa ka tacsiyeeyay geerida kutimid Alle ha unaxariistee jilaagii Soomaaliyeed Marxuum ...
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Puntland Mudane Siciid Deni, Ahna Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka KAAH oo safar shaqo ku yimi Qardho ayaa maanta ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo ummadda Soomaaliyeed ee ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo ummadda Soomaaliyeed ee ...
A popular Somali comedian Abdi Muridi Ajakis passed away on Monday in Mogadishu, after recently being admitted in Yardimeli Hospital, ...
Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka Iyo Dalxiiska mudane Cismaan Abokor Dubbe aya uga tacsiyeeyey Umada Soomaaliyeed Geeridii naxdinta lahayd ee ku Timid ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho