Wasaaradda howlaha guud ee Galmudug oo baarlamaanka horgesay hindise sharciyeedka nidaaminta nakhshadeynta magaalooyinka “SAWIRRO”
Wasaaradda howlaha guud, dib-u-dhiska iyo guriyeynta Galmudug ayaa maanta baarlamaanka Galmudug horgesay hindise sharciyeedka nidaaminta iyo nakhshadeynta magaalooyinka, maamulka dhulka ...
















