Ciidamada Xoogga dalka oo Howlgallo ka dhan ah Argagixisada ka fuliyay degaanno ka tirsan gobalka J/hoose
Howlgalkan oo ahaa mid qorsheysan ayay Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Kumaandooska DANAB oo ay wehlinayaan Ciidanka daraawiishta Dowlad ...
















