Munaasabad lagu dhaariyay saraakiil ka tirsan ciidanka GorGor oo Muqdisho lagu qabtay
Wasiirka Gaashandhigga Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Xaaji ayaa ka qeyb- galay Munaasabad lagu dhaarinayay Saraakiil iyo Saraakiil Xigeenno ...















