Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta XFS ayaa maanta furay wajiga seddexaad ee ololaha wacyigelinta talaalka Covid-19.
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta xukumadda federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Xayir Ducaale ayaa daah furay ololaha wacyigelinta iyo dar dargelinta wajiga ...
















