Ra’iisul wasaarihii dalka Austria oo is casilay
Ra’iisul wasaaraha dalka Austria Sebastian Kurz ayaa xilka iska casilay kadib eedeymo musuqmaasuq oo loo jeediyey dartood,mudane Kurz oo la ...
Ra’iisul wasaaraha dalka Austria Sebastian Kurz ayaa xilka iska casilay kadib eedeymo musuqmaasuq oo loo jeediyey dartood,mudane Kurz oo la ...
Wasiiro ka tirsan Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo ka qeyb galay xaflad lagu soo dhaweeynayay Senator Xuseen Maxamed Daahir ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa Ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyay geerida ku timid Allaha u ...
Allaha u naxariistee Prof. Maxamed Daahir Afrax ayaa caawa ku geeriyooday magaalada London ee dalka Ingiriiska. Marxuumka ayaa intii uusan ...
Shirka Saddex billaha ah ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya oo looga hadlayay dardargelinta adeegyada bulshada ayaa maanta ka furmay ...
Ciidamada xoogga dalka ayaa howlgallo miino baaris ah ka sameeyay inta u dhaxeysa deegaannada Sabiid, Caanoole iyo Mareerey oo hoos-yimaada ...
Guddoomiyaha Degmada Dayniile ee Gobalka Banaadir ayaa kormeer uu ugu kuurgelayay Nabadgelyada deegaannada Showriga, Googooye, Ceeljaale iyo Basro oo hoostaga ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa warbixin ka dhageystay Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal (FEIT) iyo Gobollada ...
Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta kormeeray waddada Jaziira oo dhawaan ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho