Dhismaha wasaaradda Qorsheynta ee DFS oo loogu magac-daray AUN Xuseen Ceelaabe Faahiye
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta XFS oo ay wehliyaan Xildhibaano, Senatarro ayaa maanta ku dhawaaqay in dhismaha Daarta Wasaaradda Qorsheynta Qaranka ay ...
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta XFS oo ay wehliyaan Xildhibaano, Senatarro ayaa maanta ku dhawaaqay in dhismaha Daarta Wasaaradda Qorsheynta Qaranka ay ...
Guddoomiye Ku-xigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta Maamulka Gobolka Banaadir Marwo Basma Caamir Axmed (Jakeeti) ayaa maanta daah furtay Tababar soconaya ...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Cismaan Abokor Dubbe ayaa maanta kulan soo dhoweyn iyo is barasho ku dhisan ...
Qeybta Howlaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta bilawday xog uruurin iyo qiimeynta Dayactirka waddooyinka ku burburay Roobabkii ugu ...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dawlad Gobaleedka Puntland Dr Jamac Farax Xasan oo ay weheliyeen qaar kamid ah Agaasimayaasha waaxyaha ayaa maanta ...
Wasiirka Wasaaradda Waxbarshadda, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullahi Abuukar Xaaji ayaa maanta kulan la yeeshay Safiirka ...
Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble la kulmay Guddoomiyaha Aqalka Sare, Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka iyo Guddoomiyaha Maxkamadda Sare.Iyadoo uu heer gabagabo ...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka UK ee Soomaaliya @KFosterFCDO oo ay ...
Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa dhaggax dhigay dayactir lagu sameynayo Buundooyinka waddada u dhexaysa Garoowe iyo ...
Guddiga xaqiijinta Qoondada Haweenka doorashada 30% ayaa kulan looga hadlayay xaqiijinta qoondada haweenka kula qaatay Magaalada Gaalkacyo ururada haweenka Gaalkacyo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho