Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Golahiisa Wasiirada oo si wada jir ah u daawaday xukunka Maxkamadda Caddaaladda Adduunka “SAWIRRO”
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, Golaha Wasiirrada iyo mas’uuliyiin kale ayaa si wadajir u daawaday xukunka ...















