Ra’iisul wasaaraha Itoobiya oo maanta magacaabay Wasiirro cusub
Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed, ayaa maanta magacaabay golohiisa cusub ee wasiirrada, iyada oo Baarlamaanka la horgeeyay ayna ansixiyeen. ...
Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed, ayaa maanta magacaabay golohiisa cusub ee wasiirrada, iyada oo Baarlamaanka la horgeeyay ayna ansixiyeen. ...
Waaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa maanta daahfurtay kulan weyne looga hadlayay hirgalinta siyaasadda Arrimaha Bulshada. Kulanka ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa booqday xarunta safaaradda Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ay ku leedahay magaalada ...
Wasaaradda Caafimaadka dowlad Goboleedka Galmudug ayaa maanta si rasmi ah u daah furtay shirka isku xirka mashaariicda Caafimaadka deegaanada Galmudug, ...
Madaxa Xafiiska Siyaasadda, Dhaqdhaqaaqa, wax iska caabbinta Islaamka ee loo soo gaabiyo (Xamaas) Ismaaciil Haniyah iyo wafdi uu hoggaaminaaya ayaa ...
Ururka Bisha Cas ee Qadar oo kaashanaeysa Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, ayaa howlo caafimaad ka billowday Isbitaalka Martiini ee ...
Wade Gaari oo Soomaali ah oo lagu Magacaabi jiray Maxamed Cali Jaamac, ayaa ku dhintay Shil gaari oo ka dhacay ...
Go'aan ka soo baxay Xukuumadda Hindiya ayaa lagu sheegay in Lacag dhan $ 674 oo magdhow ah lasiinayo Qoys kasta ...
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa lagu wadaa inuu maanta xaaladihii ugu danbeeyay ee colaadda Itoobiya warbixin kooban ...
Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen(Guudlaawe) ayaa ka qeybgalay Munaasabad balaaran oo loogu dabbaal degayay sanad guurada 5aad ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho