Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyey geerida Guddoomiyihii Akadeemiye Goboleedka AfSoomaaliga ee AGA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ...
















