Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo xarigga ka jaray Buundo cusub oo laga hirgeliyey Garoowe “SAWIRRO”
Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad Gobaleedka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta xarigga ka jaray Buundo cusub ...
















