Norway :Shan qof oo ku dhimatay weerar loo adeegsaday qaanso iyo fallaar
Shan qof ayaa dhimatay ,laba kalana waxaa soo gaaray dhaawacyo , ka dib markii nin ku hubeysnaa qaanso iyo fallaadho ...
Shan qof ayaa dhimatay ,laba kalana waxaa soo gaaray dhaawacyo , ka dib markii nin ku hubeysnaa qaanso iyo fallaadho ...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa amaan iyo bogaadin u jeediyay qareennadii iyo khubaradii qeybta weyn ...
Kulankii heer farsamo ee u dhaxeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo wafdi ka socday Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika ...
Tababarkan oo ku saabsanaa hoggaanka iyo hab dhiska wanaagsan ee maamulka oo ay soo qaban qaabisay Jaamacadda Somaville ee ku ...
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Khalif Cabdi Cumar, oo maalmahan socdaal shaqo ku joogay caasimadda Belgrade ...
Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xaniifa Maxamed Ibraahim ayaa maanta ka qeybgashay kulan looga hadlayat siyaasadda ...
Cayaartooyda Degmada Shangaani ayaa 21-20 uga badiuay dhigooda Degmada Waaberi, kulan ka tirsan tartanka kubbadda Gacanta Degmooyinka iyo Deegaannada Gobolka ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta Daah-furay xafiiska Waaxda Dhisma-Wadaaga Gobolka ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la qaatay wefdigii dowladda Soomaaliya uga qeyb galay dhageysiga ...
Kulankan oo ku saabsanaa kaalinta Haweenka ee nabad dhisidda Galmudug ayna soo agaasintay Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta xuquuqul Insaanka Galmudug ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho