Maamulka gobolka Banaadir iyo Wasaarada Diinta oo si wadajir ah xariga ugu jaray Dhismaha Cusub ee Maxkamada Degmada Xamarweyne
Guddoomiye Kuxigeenka Maamulka Gobolka Banaadir ee dhanka Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta Marwo Basma Caamir Axmed (Jakeeti) iyo Guddoomiyaha Maxkamada Racfaanka ...















