Dowladda Soomaaliya oo gadiid iyo Agab Caafimaad oo loogu talagalay xakameynta COVID-19 kala wareegtay Urur gobaleedka IGAD “SAWIRRO”
Urur-Gobaleedka IGAD oo kaashanayso Midowga Yurub, isla markaana ka jawaabaya saameynta uu ku yeeshay COVID-19 dhaqaalaha Soomaaliya ayaa ku wareejiyay ...
















