Xarunta Wasaaradda Maaliyadda Dowlad Gobaleedka Puntland oo laga bilaabay qaadashada Tallaalka COVID-19.
Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo ka duulaysa ka hortaga Khatarta caabuqa saf marka ah ee COVID-19 ayaa dhawaan ka soo saartay ...
Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo ka duulaysa ka hortaga Khatarta caabuqa saf marka ah ee COVID-19 ayaa dhawaan ka soo saartay ...
Shirkan ayaa Loo qabtey iskuduwayaasha Wasaaradda ee Gobolada iyo Degmooyinka KGS , Waxaana Ka qeybgaley Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Caafimaadka KGS ...
Munaasabadan oo loogu dabaal dagayay sanad jirsiga dadaalka waxbarasho ee miyiga iyo u mahad celinta Dalada Dhalinyarada Gargaar oo qayb ...
Cali Ibraahim oo mudo dheer Alshabaab u qaabilsanaa Caafimaadka Gobolka Galgaduud ayaa isku soo dhiibay Ciidamada Gorgor ee Galmudug ka ...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Xasan Xuseen Xaaji ahna Senatorka la soo doortay ayaa dalka Turkiga kaga qeyb galay Munaasabad Tababar ...
Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay war-saxaafadeed ay dhammaan hey'adaha kala duwan ee dowladda ...
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 97 ...
Ku-simaha Agaasimaha guud ee Agaasimka Waxbarashada Gobalka Banaanir ahna Agaasimaha Waaxda Hormarinta Tayada Waxbarashada Mudane Axmed Cabdiqaadir Xoosh ayaa maanta ...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Cismaan Dubbe ayaa hakiyey ijaarka iyo dib u hawl-gelinta maqaaxida Tiyaatarka isaga oo fulinaya amarka ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Midowga Musharaxiinta oo ay ka wada hadleen dar-dargelinta ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho