Midowga Afrika oo cambaareeyay afgembigii ka dhacay dalka Guinea
Midowga Afrika ayaa cambaareeyay afgembigii milateri ee ka dhacay dalka Guinea, wuxuuna ku baaqay in si degdeg ah loo sii ...
Midowga Afrika ayaa cambaareeyay afgembigii milateri ee ka dhacay dalka Guinea, wuxuuna ku baaqay in si degdeg ah loo sii ...
Dowladda Turkiga ayaa cambaaraysay talaabadii Militariga Dalka Guinea xukunka kaga tuureen madaxweynihii dalkaas Alpha Conde. “Turkigu wuxuu ka soo horjeedaa ...
Wiil uu dhalay hogaamiyihii hore ee dalka Liibiya Mucamar Al -Qadaafi ayaa laga sii daayay xabsi ku yaalla magaalada caasimadda ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo markii uu arkay warqadda sumaddeedu ay tahay XRW/314/9/2021 ee uu soo saaray ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa shaqo ka-joojin ku sameeyey agaasimaha hay’adda Nabad-Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya Fahad ...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlawe Xuseen ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka socday Guddiyada Hirgalinta doorashooyinka Heer Federaalka, ...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa ka qeybgalay furitaanka shir-weynaha Shaqada ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta la kulmay qoyska Ikraan Tahliil Faarax oo ay wehliyaan ...
In ka nadan 92-arday oo dhameystay maadooyin kala duwan oo la xiriira Farsamada Gacanta ayaa maanta munaasabad lagu guddoonsiiyay agabkii ...
Rasaas culus ayaa laga maqlayaa xarunta madaxtooyada dalka Guinea Konakry Axaddan maanta ah, sida ay baahisay wakaaladda wararka ee Reuters. ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho