Ra’iisul Wasaare Rooble oo ka qeyb galay kulan lagu taageerayay hogaamintiisa ee hanaanka doorashooyinka iyo xasilinta Caasimadda “SAWIRRO”
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay munaasabad ay bulshada Degmada Dayniile ku soo ...
















