Wasiir Xaniifa oo daahfurtay barnaamij waxtar u leh Gabdhaha Soomaaliyeed “SAWIRRO”
Wasiirka Haweenka iyo Xuquuqda Aadanaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xaniifa Maxamed Ibraahim ayaa maanta daahfurtay barnaamij loogu magac daray 'GACALO GABADHEYDAAY' ...
















